By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
haldhaa.onlinehaldhaa.online
  • Business
  • Marketing
  • Motivations
  • Technology
  • Weight Loss
Search
Reading: Goorta ay hoos u dhacdo firfircoonida badan ee qofka Iyo Saameynta ay leedahay beenta loo sheego Caruurta
Share
Notification Show More
Font ResizerAa
haldhaa.onlinehaldhaa.online
Font ResizerAa
  • Business
  • Marketing
  • Motivations
  • Technology
  • Weight Loss
Search
  • Business
  • Marketing
  • Motivations
  • Technology
  • Weight Loss
Follow US
haldhaa.online > Blog > Blog > Goorta ay hoos u dhacdo firfircoonida badan ee qofka Iyo Saameynta ay leedahay beenta loo sheego Caruurta
BlogMotivations

Goorta ay hoos u dhacdo firfircoonida badan ee qofka Iyo Saameynta ay leedahay beenta loo sheego Caruurta

haldhaa.online
Last updated: February 21, 2026 6:20 pm
haldhaa.online
Share
1 Min Read
SHARE

Goorta ay hoos u dhacdo firfircoonida badan ee qofkaCilmibaadhis ay sameysay Jaamacada Jyvaskyla ayaa lagu sheegay in firfircoonida badan ee qofka ay hoos u dhacdo marka uu gaadho da’da 7 jirka. Baadhayaasha ayaa tilmaamey iney caruurtu noqonayaan kuwo caajis badan marka ay bilaabaan waxbarashada, iyada oo aan la eegeyn haddii ay ahaayeen kuwa hore u firfircoonaa. Waxaana haboon in fiiro gaara loo yeesho caruurta inta ay korayaan. Waxa kale oo ay daraasadu sheegtay in taageerada dugsiga iyo ciyaaruhu ay noqon karaan hab lagu xoojin karo firfircoonida caruurta, sidoo kalena in kaxaynta baaskiisha ay kordhiso fursadaha firfircoonida, iyada oo aan la eegeyn da’da qofka, jinsiga iyo heerka waxbarashada ee uu qofku markaa marayo.

Saameynta ay leedahay beenta loo sheego caruurta;-

Cilmibaadhis ay sameeyeen baadhayaal ka tirsan Jaamacada Nanyang Technological University, ayaa tilmaamey in beenta loo sheego caruurta iney ku reebto dhallaanka saameyn taban iyada oo cunugu noqonayo mid caadeysta dhaqankaas. Baadhitaanka ayaa muujinaya in caruurta iyo dhalinyarada sheega beenta ay yihiin kuwa waalidiintoodu gaar ahaan aabayaasha kula dhaqmaan hab dhaqan ku dhisan been, iyadoo taasina horseed u noqotey iney la kulmaan caqabado xaga maskaxda iyo bulshada

You Might Also Like

Digital Marketing Fundemantals

Maxaa Keena Abaarta Soo Noq-noqota Ee Soomaaliya ?

Cilmi-Baadhis (Maxaa uu qofku u buurnaadaa marka uu guursado ? Iyo Cabista qaxwada ama shaaha quraacda ka hor

Dadka wax kasta dhanka wanaaga ka eega ayaa ah kuwo cimri dheeraada Sidoo Kale Nooca dhiiga ugu xun qaybaha dhiiga Bani’aadanka

Wararkii ugu muhiimsanaa ee caalamka maanta

Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Dadka wax kasta dhanka wanaaga ka eega ayaa ah kuwo cimri dheeraada Sidoo Kale Nooca dhiiga ugu xun qaybaha dhiiga Bani’aadanka
Next Article Cilmi-Baadhis (Maxaa uu qofku u buurnaadaa marka uu guursado ? Iyo Cabista qaxwada ama shaaha quraacda ka hor
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

Maxaa Keena Isla Weynida Qofka ?
Blog Culture February 20, 2026
Waa maxay Infekshanka Dhiigga (Sepsis)?
Blog February 17, 2026
Maxay tahay waxa keliya ee dawladaha Adduuunku Ilaashadaan?”
Blog Political February 16, 2026
Siyaadasa Soomaaliya Xagee Mareysaa Maanta
Blog Political February 15, 2026
haldhaa.online
Facebook Twitter Youtube
  • About Us
  • Contact Us
  • Privacy Policy
  • Terms of Use
  • Disclaimer
Reading: Goorta ay hoos u dhacdo firfircoonida badan ee qofka Iyo Saameynta ay leedahay beenta loo sheego Caruurta
Share
haldhaa.onlinehaldhaa.online
Copyright © 2026 Haldhaa
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?