By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
haldhaa.onlinehaldhaa.online
  • Business
  • Marketing
  • Motivations
  • Technology
  • Weight Loss
Search
Reading: Dadka wax kasta dhanka wanaaga ka eega ayaa ah kuwo cimri dheeraada Sidoo Kale Nooca dhiiga ugu xun qaybaha dhiiga Bani’aadanka
Share
Notification Show More
Font ResizerAa
haldhaa.onlinehaldhaa.online
Font ResizerAa
  • Business
  • Marketing
  • Motivations
  • Technology
  • Weight Loss
Search
  • Business
  • Marketing
  • Motivations
  • Technology
  • Weight Loss
Follow US
haldhaa.online > Blog > Blog > Dadka wax kasta dhanka wanaaga ka eega ayaa ah kuwo cimri dheeraada Sidoo Kale Nooca dhiiga ugu xun qaybaha dhiiga Bani’aadanka
Blog

Dadka wax kasta dhanka wanaaga ka eega ayaa ah kuwo cimri dheeraada Sidoo Kale Nooca dhiiga ugu xun qaybaha dhiiga Bani’aadanka

haldhaa.online
Last updated: February 21, 2026 4:16 pm
haldhaa.online
Share
2 Min Read
SHARE


Daraasad la sameeyey ayaa sheegtey in dadka wax kasta dhanka
wanaaga ka eega ay u badan tahay iney ka cimri dheeraadaan kuwa
xumaanta oo keliya u muuqato. Dadka wanaagsan waxay cimrigooda ku qaataan caafimaad. Fikradu waxay tahay in dadka waxa wana agsan rajeeya ay u fududahay iney is xakameeyaan ayna iska ilaaliyaan marxaladaha saameyn kara caafimaadkooda maskaxda. Waxay sheegeen dhakhaatiirta sameysay daraasada in dadka rajada laheyni ay faa’iido u arkaan in ay iska sawirtaan in wax kasta oo mustaqbalka imanaaya ay wanaagsanaan doonaan. Waxa la adeegsadey laba kooxood oo si kala duwan loo shaqaaleysiiyey, 70,000 qof ay dumar ahaayeen oo kalkaaliyaal ka ahaa cilmibaadhistan caafimaadka ah iyo 1,500 rag ah. Waxa qiimeyn lagu sameeyey heerka ay gaadhsiisan tahay rajada wanaagsan ee ay qabaan iyo caafimaadkooda guud, waxa sidoo kale la weydiiyey jimicsiga ay sameeyaan iyo raashinka ay cunaan. Natiijada soo baxdey ayaa noqotey celcelis ahaan raga iyo dumarka ayna qalbigooda wax xumaan ah ka buuxin ee rajada wanaagsan leh, ay boqlkiiba 11 ilaa 15 ka caafimaad badan yihiin kuwa kale ee rajada xun, qalbigoodana xumaanta ka buuxdo, ayna ubadan tahay iney da’doodu dhaafeyso 85 sano marka loo eego kuwa quusta taagan ee rajada xun. Alle (swc) ayaa og xaqiiqada dhabta ah, qof kastana cimri gaar ah siiya, laakiin isku mid ma aha qof cimrigiisa oo dhan ku laastey murugo iyo rajo xumo iyo qof cimrigiisa farxad iyo wanaag ku qaatey

Nooca dhiiga ugu xun qaybaha dhiiga ee bani’aadamka

Cilmibaadhis ay sameeyeen saynisyahano ka tirsan Jaamacada Harvard ayaa daaha ka qaadey nooca dhiiga ugu xun ee qaybaha dhiiga, kadib markii ay baadhitaan dheer sameeyeen, waxayna sheegeen inuu yahay nooca dhiiga ee AB-negative. Nooca dhiigan waxaa la saaxiib ah 8% bulshada caalamka, sida lagu sheegey daraasada. Khubarada ayaa sheegey in dad yar oo ka mida kuwa dhiigoodu yahay AB-negative iney wax dhalaan, gaar ahaan weliba marka ay guur wada galaan lamaane saaxiib la ah nooca dhiigan, waxaa intaa dheer in haweenka noocoodu yahay dhiigan ay unugul yihiin xanuunada kansarka.

You Might Also Like

Digital Marketing Fundemantals

Maxaa Keena Abaarta Soo Noq-noqota Ee Soomaaliya ?

Cilmi-Baadhis (Maxaa uu qofku u buurnaadaa marka uu guursado ? Iyo Cabista qaxwada ama shaaha quraacda ka hor

Goorta ay hoos u dhacdo firfircoonida badan ee qofka Iyo Saameynta ay leedahay beenta loo sheego Caruurta

Wararkii ugu muhiimsanaa ee caalamka maanta

Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Wararkii ugu muhiimsanaa ee caalamka maanta
Next Article Goorta ay hoos u dhacdo firfircoonida badan ee qofka Iyo Saameynta ay leedahay beenta loo sheego Caruurta
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

Maxaa Keena Isla Weynida Qofka ?
Blog Culture February 20, 2026
Waa maxay Infekshanka Dhiigga (Sepsis)?
Blog February 17, 2026
Maxay tahay waxa keliya ee dawladaha Adduuunku Ilaashadaan?”
Blog Political February 16, 2026
Siyaadasa Soomaaliya Xagee Mareysaa Maanta
Blog Political February 15, 2026
haldhaa.online
Facebook Twitter Youtube
  • About Us
  • Contact Us
  • Privacy Policy
  • Terms of Use
  • Disclaimer
Reading: Dadka wax kasta dhanka wanaaga ka eega ayaa ah kuwo cimri dheeraada Sidoo Kale Nooca dhiiga ugu xun qaybaha dhiiga Bani’aadanka
Share
haldhaa.onlinehaldhaa.online
Copyright © 2026 Haldhaa
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?